|
Dukaanka
Xamar Shop waxaa kahelikartaa?
Waxaa
bishaaro inoo ah in aan idinla socodsiinno Dukaanka Xamar Shop oo aad ka heli
kartaan dhamaan wax alaale wixii Maacuun ah ee nooc kasta aad u baahan
tihiin,iyo qaar ka mid ah Raashiinka sida Saliidda macsar,Xalwo Gazaali iyo
Cabitaan kala duwan iyo kaluunka ah (King Fish)Tuna Fish iwm. Intaas waxaa idiin
dheer oo aad ka heli kartaan Dukaanka Xamar Shop international phone card,most
items £1. Dukaanka Xamar shop waxuu idinku tala galay oo diyaar idinku ah Qof
khibrad u leh toliinka dharka oo heer sare ah ha noqdeen Ragga ama Dumarkaba
nooc kasta oo aad dalbataan.intaas waxaa sii dheer oo la yaab leh in Dukaanka
Xamar Shop idinku diyaariyey sidoo kale qof khibrad u leh farsameynta iyo cilad
bixinta cumputerrada iyo wax alaale waxii ku saabsan cumputerka. Hadaba
Maamullaha Dukaanka Xamar Shop wuxuu idiin leeyehay ku soo dhawaada Qalbi furan
iyo Gacma furan,waxaana Dukaanka Xamar shop idinku diyaar ah dad ku xeel dheer
soo dhaweynta iyo ganacsiga. Hadaba Maamullaha wuxuu idiin leeyahay waxaan
dhawraaba idinkoo soo booqda Dukaanka Xamar shop.
Wixii dheerraad oo faahfaahin ah la xiriir Maamullaha Dukaanka Xamar Shop
Tel:-0044-02085143327mar
Read More
|